Jubbaland oo ka hadashay caqabada heysata Shirkii lagu balansanaa Muqdisho

Jubbaland ayaa War ka soo saartay sababta uu furmi la’yahay shirkii au ku balansanaayeen madaxda DF, Jubbaland & Puntland ee lagu waday inuu ka furmo magaalada Muqdisho. Agaasimaha Warfaafinta Jubbaland Mohamed Ahmed Sabriye ayaa ka hadlay caqabada heysata shirka Madaxweyne Farmaajo, Madaxda Puntland iyo Jubbaland. “Madaxweynaha Jubbaland Miiska wada hadalka kuma fadhiyo Jubbaland oo Gedo … Continue reading Jubbaland oo ka hadashay caqabada heysata Shirkii lagu balansanaa Muqdisho